Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay waxaa Mudooyinkan Dambe Ka Jira Korar dhanka Xarumaha Elektoroonikada ee ay ka hirgeliyeen dhalinyarada Deegaanada, gaar ahaan kuwa horey Ganacasi uga Lahaa Magaalada si ay qeyb uga noqdaan iibinta Elektoroonigada oo Bulshada baahi badan u qabtey
Waxyaabaha lagu iibiyo Xarumahan ayaa qeyb ka ah sida Taleefonada Kala duwan Tv yada, Firintijeeriyada, Qasaaladaha, Fiilooyinka Korontada, leerarka Iyo Kuwa keloo Badan oo sanada ka hore laga helin jirin
Warkung waliba nig haayte Marryng Maallanyg Abshir