Isbedelo Dhanka Amniga Oo Laga dareemayo Degmada Baladweyne

0
8

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Magaalada Baladweyne Ee Gobolka Hiiraan waxaa ka muuqata Hor maro dhan walba ah, taasi oo ku dhowaad Mudo sanad ah ay horey uga jirtey Xaalado adag oo dhanka dhaqaalaha iyo Amniga ah ayidoo isbedelka hada jira Sababtey Sugida Amniga Guud ee Magaalada oo kaalin weyn ka qaateen Maamulka Degmada Iyo Qeybaha kala duwan ee Ciimadada Amaanka.

Gudoomiyaha Degmada oo Kormeerey qeybaha kala duwan ee Suuqyada Baladweyne ayaa sheegey in Farqi weyn u dhexeeya waqtigii hore iyo Xiliga hada La Jooga

Warkung waliba nig haayte Mariing Mallayng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here