Magaalada Marko oo laga Dah-furay Barnaamijka Daraaseynta Guriyaha.

0
59

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Gudoomiyaha Gobolka Shabellaha Hoose iyo Wasiirka Amniga Gudaha KG oo ay Wehliyaan Wasiir Kuxigeenka Arimaha Gudaha, Taliyaha Boliiska KGS iyo Xildhibaan Hussein Ali Hajji ayaa Magaalada Marka ka Daahfuray Barnaamijka Dariseynta Guriyaha.

Munaasabada lagu Daahfurayay Dariseynta Waxaa Goobjoog ka ahaa Maamulka Magaalada, Odayaasha Dhaqanka iyo Qeybaha kala duwan Ee Bushada, Waxaana Barnaamijkan lagu tira koobayaa Dadka iyo Guryaha, si Loo Xaqiijiyo Amniga

Warkung waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdylaahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here