Ardey Baratay Culuumta Diiniga Oo Shahaada Lagu Gudoonsiiyey Degmada Beledxaawo.

0
41

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Munaasabad ay ku qalin badalanayeen 17 Arday oo ah dufcadii 6aad ee Machadka barashada culuumta shareecada iyo luuqada carabiga ah ee Altibyaan qaybtiisa dagmada Baladxaawo ayaa lagu qabtay dagmada Baladxaawo ee Gobolka Gedo.

Munaasabada ayaa waxaa ka soo qeyb galay ahaa Bahda Waxbarashada iyo qeybaha kala duwan Bulshada ardayada qalinjibinaya, waladiin iyo marti sharf kale

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here