Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Xafladaani oo ahayd mid Shahaadooyin iyo abaalmarino kala duwan lagu gudoonsiinayay arday dhameysatay Kitaab dhaxalka looga hadlayay oo lagu bixinaayey Masaajidka ee kismaayo Siinaay uuna aqrinayay Sheekh Mowliid Maxamed Aaden ayaa lagu qabtay Masaajidka siinaay ee Magaalada kismaayo.
Waxaana munasabada ka soo qeyb galey Maamulka degmada, Culumo Qaar ka mid ah Maamuliyaasha Madarasooyinka Degmada kismaayo Waaladiin iyo Qeybaha kala duwan ee ardeyda loo qabtey Xaflada.
Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir