Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Dood wadaagan ayaa inta uu socdo ayaa looga hadlai doonaa Doorka ay Dhalinyarada ay ku leeyihiin Nabad Dhisida iyo Horumarinta Deegaanka Waqtigaan iyo sidii dhalinyarada looga dhiiri gelin lahaa in ay ka shaqeeyaan
Kulanka Dooda ayaa waxaa ka soo qayb galey Wasiiro,Xildhibaano,Lataliyaasha Madaxweynaha KG Dhalinyaro iyo Qaybahooda kala duwan iyadoona dhalinayarada halkaasi ku soo Bandhigi doonaan Fikradahooda la doonayo in ay wax ku dhisaan.
Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi