Kulan Looga hadlay Nabadda Oo Lagu qabtay Dhoobley.

0
97

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Kulankan oo looga hadlayey Arimaha Amniga degmada dhoobley iyo deegaanada hoosyimaada ayaa waxaa Soo agaasimey Maamulka degmada dhoobley ee Gobolka jubbada hoose.

Kulanka ayaa waxaa ka qeyb-galay Maamulka Degmada, Saraakiil laamaha Amniga, Odayaasha dhaqanka, Ururada Dhalinyarada, Ururada Haweenka, iyo Guud ahaan Bulshada Rayidka qeybaheeda kala duwan.

Warkung Waliba nig haaye Abdyraamang Mohamed Ahmed Oday

Audio Player

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here