Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Magaalada Baydhabo ee Xaruunta Gobolka Bay ayaa waxaa lagu qabtay kulanka Todobaadlaha ah ee Hay’addaha ka shaqeeya Arimaha Samafalka iyo Wasaaradda Gargaarka Koonfur Galbeed ee Soomaaliya.
Kulanka oo Gudoomiyey Wasiirka Wasaaradda Gargaarka Mudane Cabdinaasir Cabdi Caruush ayaa waxaa ku Wehlinaayey Wasiirka Wasaaradda Arimaha Gudaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Cabdulaahi Xaaji Xasan.
Warkung Waliba nig haaye Abdyraamang Mohamed Ahmed Oday