Kulan Looga hadlay Horumarinta Shaqooyinka Dowlada Hoose Oo Lagu qabtey Baydhabo.

0
130

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Kulankan oo looga hadlayey Wax ka qabashada Isku raranka kajira Magaalada Baydhabo, Arimaha Amaanka iyo Dardargelinta Howlaha Maalinlaha ah ee ka socda Dowlada Hoose ayaa waxaa shir-gudoomiyey Gudoomiyaha Degmada Baydhabo Mudane Abdullahi Ali Watiin.

Shirka ayaa inta uu socdey waxaa warbixiino Looga dhageystey Agaasime Waaxyeedada kala duwan ee Dowlada Hoose, gaar ahaan Waaxyda Dhulka, Nadaafada , Waxbarashada, Daddhigista iyo Waaxda Canshuuraadka Degmada Baydhabo.

Warkung Waliba nig haaye Abdyraamang Mohamed Ahmed Oday

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here