Xarunta Fatwada Culimada Soomaaliyeed Oo laga dhagax dhigey Muqdisho.

0
38

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, ayaa dhigax-dhigay xarunta Golaha Culimada Soomaaliyeed ee Daarul Iftaa, taasoo saldhig u noqon doonto masaa’isha diiniga ah ee loo baahan yahay in loo iftiimiyo dadka Soomaaliyeed.

Munaasabada Dhagax dhiga Xarunta ayaa waxaa Ra’iisul Wasaaraha, ku wehliyey Qaar kamid ah Culimada Soomaaliyeed Wasiirka Wasaarada Awqaafta iyo Arimaha Diinta XFS iyo Marti Sharaf kale waxaana dhismaha Xaruntan bixinaya dhaqaalaha ku baxaya Wasaarada Awqaafta iyo Arimaha Diinta XFS

Warkung Waliba nig haaye Abdiqaadir Mohamed nor War, ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here