Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Wasaarada Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Dowlad KG ayaa Baydhabo ugu qabatey Dhalinyaro ka kala socdey qeybaha kala duwan ee Bulshada Tababar ku saabsanaa ka hortaga Tacadiyada loo geysto Haweenka iyo Curuurta .
Tababarka ayaa waxaa furtitaankiisa ka soo qeybgaley Wasiir kuxigeenka Wasaarada Dhalinyarada iyo Ciyaaraha KGS , Gudoomiyaha Dhalinyarada Degmada Baydhabo iyo Gudoomiyaha Dhalinyarada Gobolka Shabeelada Hoose
Warkung waliba nig haaye Mahamed Aadan Wadani