Warshad Soo saarta Hilibka Xoolaha Oo Laga Hirgeliyey Muqdisho

0
77

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Warshadan ayaa subax kasta lageeyaa Kumaan Xoolaha Nool si loo gowraco iyadoona loo iibgeeyo dalka dibadiisa iyo qeybo kamid ah Gobolada dalka iyadoo leh Warshadan qaababka Casriga ah ee dunida loogu isticmaalo

Hirgelinta Warshadan ayaa Dhalinyaro badan u abuurtey Fursado shaqa iyo in ay qeyb qaadaneyso Kor u qaadista Maalgashiga iyo Kobcinta dhaqaalaha dalka

Warkung waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here