Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Kulankan ay soo qaban qaabiyey Gudiga Xuquuqda Aadanaaha Ee Soomaaliland waxaana loo qabtey Daneyayaasha Xuquuqul Insaanka Kulanka ayaa inta uu socdo looga doodi doonaa Xeerka Naafada Soomaaliland iyo Caqabaha ka jira sida loogu saari karo
Xubno kamid ah Gudiga Hey’adaha iyo Wasaarada ka socdey Kulanka ayaa sharaxaad ka bixiyeen Muhiimada ay leedahay Xeerka Naafada la hirgeliyo islamarkaana qiimeyn lagu sameeyo heerka Xuquuqul Insaanka ee ka jira Soomaaliland iyo sida lagu Horumarin karo
Warkung waliba nig haaye Abdyqaadir Mohamed nor War,ady