Tababar ku saabsan Kobcinta dhaqaalaha Oo laga Dah-furey Kismaayo

0
38

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Wasaaradda Arrimaha Gudaha Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta Jubbaland ayaa tababar u qabatay shaqalaha waaxda Maamulka iyo Maaliyadda Dowladda Hoose ee Degmada Kismaayo.

Tababarka waxaa uu ku saabsanaa qorshaha kor u qaadida hanaanka dhaqliga gudaha waxaana loo qabtey shaqaalaha ka shaqeeya dhaqli aruutinta gudaha ee Maamul Goboleedka Jubaland

Warkung waliba nig haaye Mahamed Aadan Wadani 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here