Laamaha Amniga Degmada Baydhabo Oo Lagu Bogaadiyey Horumarinta Amniga

0
54

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Kulankan oo lagu qabtay Xaruunta Dowlada Hoose ee Degmada Baydhabo ayuu oo ahaa Mid looga Mahadcelinayey Maamulka Degmada Baydhabo iyo Laamaha Amaanka ee Magalaada.

Kulanka ayaa waxaa ka qeyb-galay, Wasiirka Amniga KG,Gudoomiyaha Degmada Baydhabo, Saraakiisha Laamaha Amniga , Hooyooyinka, dhalanyarada iyo qeybaha kala duwan ee Bulshada.

Warkung waliba nig haaye Abdyrahmang Mahamed Ahmed

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here