Baydhowy(Raathiyow Arlaathi)Munaasabad Lagu Dah-furaayey Xarunta Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwan-Gelinta Qaranka ee (NIIRA) Xarunteeda Magaalada Baydhabo ayaa waxaa Goobjoog ahaa Madaxweynaha Dowladda KG Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen Wasiiro Xilibaano Maamulka Gobolka Baay kan Degmada Maareeyaha NIIRA Ee Soomaaliya iyo Marti Sharif kale
Inta ay Socotey Munaasabada ayaa waxaa halkaasi lagu soo Bandhigay Muhiimada ay Muwaadiniinta Soomaaliyeed u leedahay in ay qaataan Kaarka Aqoonsiga Muwaadinka oo dartii caqabada badan ay ka hor gudbanaayeen
Warkung waliba nig haaye Abdyqaadir Mohamed nor War,ady