Dowlada Hoose Ceynaba Oo lagu wareejiyey Dhul lagu dhisayo Madaraso

0
88

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Xoghayaha Dowlada Hoose ee Degmada Ceynabo Cumar Maxamuud iyo qaar ka mid ah Xubnaha Gudiga Hormarinta Deegaanka ayaa waxey Dhuux Cawil Abdulaahi oo ka ka mid ahaa dadka Deegaanka ayaa ka Gudoomeen dhul luuga Talagaley in laga dhiso Xarunta Barbaarinta Ubadka oo laga hirgelin doona Deegaanka Habari-Heshayee Gobolka Sarer.

Munaasabada uu dhulka lagu kala Wareegayey waxaa Goob-joog ka ahaa Maamulka Deegaanka Mas’uulyiinta Dowlada Hoose qaar ka mid ah Odayaasha dhaqanka iyo qeybaha kala duwan ee Bulshada Deegaanka.

Warkung waliba nig haayte Mariing mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here