Madaxweynaha KG Oo dhagax dhigey Dhismaha Xarunta Wasaarada Arimaha Gudaha

0
89

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Dhismaha Wasaarada Arimaha Gudaha KG ayaa noqoneysa tii ugu horeysey ee laga dhisi doono Magaalada Baydhabo tan iyo markii la dhisey Dowlad Goboleedka KG,Munaasabada dhagax dhiga ayaa waxaa ka qeyb galay Madaxweynaha Dowladda KG Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen iyo Wasiiro ka Tirsan Xukuumada Federaalka Soomaaliya.

Wasiirka Arimaha Gudaha iyo Dub u heshiisiinta XFS Cali Xoosh oo halkaasi ka hadlay ayaa u mahadceliyey Wasaarada Arimaha Gudaha iyo Madaxweynaha KG, oo ka shaqeeyey sidii la dhagax dhigi lahaa Dhismaha Wasaaradan isagoo sheegey in Wasaaradan ay qeyb weyn ka qaadan doonto Arimaha Dib u heshiisiinta Bulshada.

Warkung waliba nig haaye Abdyrahmang Mahamed Ahmed

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here