Madasha Wadatashiga Bulshada Oo Laga Dah-furey Degmada Jowhar

0
59

Baydhowy(Raathiyow Arlaathi)Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Dowladaha Hoose Hirshabeelle ayaa Magaalada Jowhar waxey ku Dah-furtay Madasha Wadatashiga Bulshada ee Horumarka 5-ta Sano ee soo socota iyadoona ay goob joog ka ahaayeen Odayaasha dhaqanka, qaar ka mid ah Mas’uuliyiinta Maamulka Hirshabelle, Gudoomiyaha Degmada Jowhar, Ururada Haweenka, dhalinyaro iyo Marti sharaf kale.

Uga horeyn mid ka mid ah Odayaasha dhaqanka ee ku hadlaayey Afka Odayaasha ee ka soo qeyb galey Dah-furka Madasha ayaa sheegey in ay soo dhaweyenayaan kulankan

Warkung waliba nig haayte Mariing mallyng Abshir

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here