Ciidanka Ilaalada Canshuuraha Oo Tababar Loogu soo gaban gabeeyey Garoowe

0
52

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Tababarkan oo ku saabsanaa Kor u qaadista Aqoonta iyo Shuruucda Xeerarka ilaalinta Canshuuraha, Hugaaminta Guud iyo Nidaamka Wada shaqeeynta Wasaaradda Maaliyadda ayaa waxaa loo soo gaban gabeeyey Ciidanka Ilaalada Canshuuraha Gobolka Nugaal ee Puntland.

Tababarka oo socdey Mudo Todobo maalmood ah ayaa waxaa diradda lagu saarey Ilaalinta Dakhliga Dowladda iyo Ilaalinta Xantida Wasaaradda Maaliyada Ee Dowlad-Goboleedka Puntland.

Warkung waliba nig haaye Abdyrahmang Mahamed Ahmed

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here