Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Mas’uuliyiintan ka socotay Dowlada Hoose ee Degmada Baydhabo iyo Agaasimaha waaxda Caafimaadka iyo Fayadhowrka ayaa waxey isbuucii 4-aad ay Magalada Baydhabo ka wadaan Olole lagu Wacyigelinayo Ardeyda dhigata Iskuulada Nadaafada iyo Bilicda Magaalada, waxayna Iskuulka ay gaarsiineyeen Agabyada Nadaafada si ay Ardeyda Uga qeyb qataan Nadaafada iyo Bilic soo Celinta Degmada Baydhabo.
Warkung waliba nig haaye Mariing Maallnyg Abshir