Kulan Looga hadlay Nabada Mudug Oo lagu soo gabagabeeyey Gaalkacyo

0
60

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Kulankan ay si wadajir ah u soo Agaasimeen Wasaaradaha Arimaha Gudaha Maamulada Puntland iyo Galmudug, ayaa looga hadlay sidii loogu shaqeyn lahaa Nabada iyo Horumarka Gobolka Mudug iyo sidii loo joojin lahaa Dagaalada ku soo lalaabtey,kaasoo u dhexeeya beelaha halkaasi wada dega.

Kulanka ayaa waxaa ka soo qeyb galay Madaxda Labada Maamul, Odoyaasha dhaqanka, Gudoomiyaasha  Degmada Gaalkacyo iyo qeybgaha kala duwan ee Bulshada, waxaa ugu horeyn Gudoomiye kuxigeenka  Gobolka Mudug ee Galmudug Bedel Shekh Liiban Mahamed halkaasi ka aqriyey Wixii lagu heshiiyey

Warkung waliba nig haaye Abdygaadir Mahamad Nur War’ede

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here