Kulan looga hadlay Xoojinta Garsoorka dalka Oo lagu qabtay Muqdisho

0
48

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Kulankan dadweyne oo looga hadlayay dhameystirka Dastuurka iyo Xoojinta Garsoorka dalka ee lagu qabtay Magaalada Muqdisho waxaa ka soo qeyb galey Mas’uuliyiin iyo qeybaha kala duwan ee Bulshada iyo Madaxda Ha’adaha u Xilsaaran Dastuurka laga dhageystey Warbixin ku aadan dib u u eegista Arimaha Dastuurka.

Qeybihii kala duwanaa ee Bulshadii ka soo qeyb gashey kulanka ayaa waxey Su’aalo la xariira Xoojinta Garsoorka iyo dhameystirka Dastuurka waydiiyeen Madaxda

Warkun waliba nig haayte Mariing Maallnyg Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here