Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Masiibooyinka Dowladda KG, oo mudooyinkan Waday kulamo Wadatashi oo ku Saabsan Qaab-Dhismeedka Sharciga ka hortaga leexinta kaalmada Bini’aadanimo ayaa maanta kualn Wadatashi la qaadatay Ardayda Wax ka Barata Jaamacadaha ku yaala Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay
Kulanka oo ay fadhiyen Wasiirada Wasaaradaha Gargaarka, Ganacsiga,Shaqada, Gudoomiyaha Degmada Baydhabo, Agaasimaha Tubsan, Khubaro iyo la Taliyaasha Wasaaradda ayaa laisku Dhaafsaday Fikrado kala Duwan oo ku saabsan sidii looga Hortagi lahaa Leexsiga Sahayda Gargaar ee la gaarsiinayo Dadka Danyarta ah.
Warkung waliba nig haaye Mahamed Aadan Wadani