Shirka Dhameystirka Talo bixinta Xeerka Shaqaalaha Puntland Oo ka Furmey Garoowe

0
70

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Shirkan Dhameystirka dibu eegista iyo talo bixinta xeerka shaqaalaha gaarka ah ee Puntland oo lagu qabtay Magaalada Garoowe ayaa waxaa soo qaban qaabisey Wasaaradda shaqada iyo Arrimaha Bulshada Puntland.

Shirka oo uu furey Wasiirka Wasaaradda shaqada iyo Arrimaha Bulshada Puntland oo uu wehliyo Wasiirk ku xigeenka Wasaaradda ayaa waxaa ka qeyb-galay Aqoonyahno khuburo Caalami ah iyo Masuuliyiin kale.

Warkung waliba nig haaye Abdyrahmang Mahamed Ahmed

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here