Xuska Maalinta Naafada Adduunka Oo lagu qabtey Baydhabo

0
59

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Wasaaradda Haweenka Arrimaha Qoyska Iyo Xuquuqul Insaanka Koonfur Galbeed ayaa maanta Baydhabo ku qabatey Xusna Maalinta dadka baahiyaha gaarka qaba

Xuskan waxaa ka qeybgalay dadka Naafada ama dadka baahiyaha gaarka qaba ee ku nool Koonfur Galbeed, NGO-da, Hay’adaha ka shaqeeya arrimaha xuquuqul Insaanka, Bangiyadda, Jaamacadaha, Iskuuladda, Xaruumaha caafimaadka, ururadda Haweenka, dhalinyaradda fanaaninta kooxda onkod bay iyo marti sharaf kale.

Warkung waliba nig haaye Mahamed Aadan Wadani 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here