Tababar ku saabsan Wada hadalka Nabadoon Oo ka Furmey Kismaayo

0
74

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Dowlada Jubbaland ayaa Magaalada Kismaayo ka furtay Tababar ku saabsan dhex dhexaadinta ku dhisan Wadahadalka nabdoon, oo ay ka qayb galayaan Odayaasha dhaqameedyada, Haweenka, iyo dhalinyarada.

Aqoon Kororsigan ayaa diiradda lagu saaraya Horumarinta xirfadaha Dhex dhexaadinta ee ku saleysan Wadahadalka nabdoon, si loo xoojiyo isku xirnaanta bulshada, loona taageero nabadda, iyadoo la abuuraayo habab waxtar leh oo xal loogu helo khilaafaadka bulshada dhexdeeda

Warkung waliba nig haaye Mahamed Aadan Wadani

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here