kulan looga hadlay dib u dejinta Barakacayaasha Oo Lagu qabtay Baydhabo.

0
24

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Kulankaani oo ahaa mid looga arinsanaayey Dib u dejinta barakacaayasha ee dowlada gobolleedka Konfur Galbeed Soomaliya waxa si toos ah u daahfurey wasiirka wasarada howlaha guud ,dib u dhiska iyo guriyeynta oo ay wehliyaan masuuliyiin Ka tirsan dowlada KGS.

Waxaana sidoo kale kulanka ka soo qeyb galey Gudoomiyaha Gudiga barakacayaasha iyo Qaxootiga qaar ka mid ah Gudoomiyaasha Kaamamka Magalada Baydhabo ee xarunta gobolka baay.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here