Kulan looga hadlay Kobcinta Daqliga Gudaha Oo Muqdisho ka Furmey.

0
26

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Magaalada Muqdisho waxaa si rasmi ah uga furmey shir heerkiisu sareeyo oo lagaga arrinsanayo qorshaha gaariraanka Heshiis Bulsho iyo Sare u qaadidda dakhliga gudaha oo Dowladda Soomaaliya wado.

Shirkan ayaa waxaa ka soo qayb galay Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada XFS, qaar ka mid ah xubnaha Maaliyadda Dowlad-Goboleed yada, masuuliyiin kale oo ka socda Bangiga Adduunka, Saaxiibada Caalamiga ah ee Soomaaliya kala shaqeeya arrimaha Maaliyadda, Xafiiska arrimaha Bani’aadanimada ee Qaramada Midoobay, xubno matalayay Ururada Bulshada Rayidka iyo qaar ka mid ah ganacsatada Soomaaliyeed.

Warkung waliba nig haaye Mohamed Aadan Wadani 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here