Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Wasaaradda Arrimaha Gudaha Maamulka Hirshabelle ayaa qeybaha kala duwan ee Haweenka degmada Mahadaay u qabatay tababar ku saabsan ololaha ka mid noqoshada xubnaha Golaha Deegaanka ee Degmada Mahadaay ee Gobolka Shabellaha Dhexe.
Furitaanka Tababarka ayaa waxaa ka soo qeyb galey Maamulka Degmada qaar ka mid ah Howlwadeenada Wasaarada Arimaha Gudaha, Odayaasha dhaqanka iyo Ururada Haweenka ee Degmada, kuwaasi oo laga doonaaya in ay ka qeyb galaan dhismaha Golaha Deegaanka ee ay yeelan doonta Degmada.
Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir