Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Muddoyinkii Dambe Degmada Waajid ayaa waxaa ku Soo qulqulayey Dad Ka Soo Barakacay Dagaalada ka socda Degmada Luuq Ee Gobolka Gedo, kuwaas oo Rafaad badan ku soo maray intii ay wadada ku soo jireen si ay uga badbaadaan dhibaatooyinka halkaasi ka jira.
Qaar kamid dadka ka soo Barkacay dagaalada ka jiro Degmada luuq Ee hada ku sugan Degmada Waajid ayaa ka Warbixiyay Waxyaabaha ay u baahan yihiin,waxayna Hay’adaha Samafalka ka codsadeen in la soo Caabiyo.
Warkung waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi