Kulan ku saabsan ka hortaga Tacadiyada Haweenka Oo lagu qabtey Jowhar.

0
36

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Wasaaradda Haweenka dowlad goboleedka Hirshabelle ayaa magaalada Jowhar ku qabatay kulan looga hadlaayay ka hortagga tacadiyada loo geysto Haweenka iyo carruurta.

kulankaan ayaa waxaa uu socon doonaa 16 maalin sida wasaarada ay sheegtey waxaana ka qeybgaley Masuuliyiin ka tirsan Hirdhabeele iyo qeybaha kala duwan ee Bulshada iyo odayaasha Jowhar

Warkung waliba nig haaye Mohamed Aadan Wadani 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here