Kulan Looga hadlay Caawinta Agoonta Oo Lagu qabtay Gaalkacyo.

0
8

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Kulankani oo uu ahaa mid is xogwareysi ah sidoo kakena looga hadlaayey waxbarida carruurta agoonta ee ku nool degaanada Galmudug Kuwaasi oo hay’adda Xanaan ay ka Caawineysa Waxbarshada ayaa waxaa ka soo qeyb galey Masuulyiin ka tirsan maamulka Galmudug, Gudoomiyaha Degmad Gaalkacayo, Aqoonyahano Odayasha dhaqan, ururada Haweenka, Dhalinyaro iyo Marti Sharaf Kale.

Warkung waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here