Shirka Maamulada Gobolada iyo Degmooyinka KG Oo Baydhabo ka Furmey.

0
27

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) ku simaha Madaxweynaha Dowladda Koonfur Galbeed ahna Gudoomiye ku xigeenka 1-aad ee Baarlamaanka Mudane Maxamed Nuur Maxamed Macalin ayaa furey Madasha Sanadlaha ee Gudoomiyaasha Gobolada iyo Degmooyinka Koonfur Galbeed oo Maanta si Rasmi ah uga Furmay Xarunta Madaxtooyada Magaalada Baydhabo.

Madashan oo soo qaban qaabiya Wasaarada Arrimaha Gudaha Dowladdaha Hoose iyo Dib-uheshiisiinta Dowladda Koonfur Galbeed Soomaaliya, waxaan ka soo qeyb galay xubno ka tirsan golaha wasiirada , gudoomiyaasha gobolada iyo kuwa degamada iyo marti sharaf kale.

Warkung waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here