Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Shirkan ay Laamaha Amaanka ay ku yeesheen Degmada Baydhabo waxaa shir gudoominayey Wasiir Ku Xigeenka Wasaarada Aminiga Gudaha Dowlada KGS Maxamed Yuusuf Axmed.
Waxaana shirkaan looga hadlayay arimaha amaanka ee Magalaaada Baydhabo, waxaa wada yeeshey saraakiisha laamaha Amaanka ee ciidamada booliska soomaaliyeed.
Warkung waliba nig haayte Rahmy Salaad AbdyllahiÂ