Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Wasiirka Wasaaradda Arimaha Gargaarka Dowladda Koonfur Galbeed ayaa Gudoomiyey kulanka Hay’addaha Gargaarka iyo Wasaarada oo Diirada lagu saaray Arimaha Bini’adanimo ee ka jira Deeganada Koonfur Galbeed iyo sidii loo xoojin lahaa wax ka qabashada Arimaha Biniaddanimada.
Wasiirka ayaa sidoo kale Hay’addaha la Wadaagay Safarkii Shaqo ee uu ku Joogay Magaalada Nairobi kulamada kala duwan kula qaatay Qaar kamid ah Safiirada ee looga Hadlay Arimaha Bini’adanimada iyo Wax ka qabashada Isbedelka Cimilada iyo Roobabka Socda
Warkung waliba nig haaye Mohamed Aadan Wadani