Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland Mudane Ilyaas Cismaan Lugatoor, ayaa ka qeybgalay munaasabadda ay ku qalainjabinayeen ardey dhameysatay waxbarashada oo lagu qabtay Garoowe, oo tiradoodu ka badan tahay 150 arday.
Munaasabadda waxaa ka qeybgalay Guddoomiye Ku-xigeenka Labaad ee Golaha Wakiillada , Goleyaasha Dowladda, Suldaano, Waalidiin iyo marti sharaf kale.
Warkung waliba nig haaye Mohamed Aadan Wadani