Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Dhismaha Waddooyinka Degmada Afgooye ayaa Waxaa Si Rasmi ah u Dhagax dhigay Gudoomiyaha Gobolka Shabellaha Hoose Mohamed ibrahim Barre oo ay Wehliyaan G/kuxigeenka Gobolka,Maamulka Degmada Afgooye iyo Agaasinka Bilic Soocelinta.
Dhismaha ayaa Waxaa Iska Kaashanaya Maamulka Gobolka, Dowldadda Hoose ee Degmada Afgooye iyo Gacansatada Magaalada, Waxaana lagu dhisi doonaa isxilqaan.
Warkung waliba nig haaye Abdyraamang Mohamed Ahmed OdayÂ