Dowladda Jubbaland Oo dahfurtay Qorshaha Ka hortagga Abaaraha.

0
64

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Qorshahan u diyaar garowga abaaraha oo ay ka wada shaqeen doonaana ilaa sideed Wasaaradood ayaa waxaa xarigga ka jaray Madaxweyne kuxigeeenka koowaad ee Jubbaland mudane Maxamuud Sayid Aaden.

Daah-furka Barnamijkan ee qorshahan ka hortagga abaaraha oo laga fulin doon qeybo kamid ah degmooyinka Jubbaland ayaa waxaa soo agaasintay Wasaaradda Gargaarka iyo Maarenyta Musiibooyinka Jubbaland.

Warkung waliba haaye Abdyraamang Mohamed Ahmed Oday 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here