Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Munaasabada Furitaanka Machadka Badru Diin Ee laga hirgeliyey Xaafada Wadajir ee Magaalada Baydhabo kaas oo lagu baran doono Culuumta Shareecada Islaamka Afka Carabiga iyo Tarbiyada Carruurta kadib markii dadka Xaafadaas jooga ay baahi u qabeen waxaana ka soo qeyb galay Culumo Waalidiin iyo qeybaha kale Ee Bulshada Xaafadaasi.
Warkung waliba nig haaye Abdyqaadir Mohamed nor War,ady