Kulanka isla xisaabtanka Bulshada iyo Dowlada Oo lagu qabtey Kismaayo

0
68

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Madashan isla xisaabtan oo ay Bulshada kala duwan ee Kismaayo Su’aalo Furan ku weydiinayeen Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Fadaraalka iyo dib u Heshiisiinta Jubbaland waxaana wax laga weydiiyey Arimaha dib uheshiisiinta dhismaha kaabayaasha dhaqaalaha Golaha Deegaanka iyo Diiwaangelinta Dadweynaha halka ay marayaan iyo sida loo maareeyo Mashaariicda

Kulanka ayaa waxaa Goobjoog ahaa qeybaha kala duwan Bulshada Ardeyda wax ka barata Iskuulada iyo Jaamacadaha iyagoo Su’aalo weydiiyey Wasiirka kuwaas oo ay sheegeen in ay ka turmajaya baahiyaha Bulshada ay qabaan

Warkung waliba nig haaye Abdyqaadir Mohamed nor War,ady 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here