Shirka Latashiga bulshada Oo Ka Furmay Degmada Boondheere.

0
60

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Shirkaan oo socon doona mudo sedax maalin ah ayaa dadka ka qeybgalaya waxaa lagu bari doonaa Xalinta khilaafaadka , Nidaamka dowlad dhiska iyo dhismaha golaha deegaanka marka la dhameystiro maqaamka Caasimada

Shirka waxaa ka qeybgalay Gudoomiye kuxigeenka maamulka Gobolka Banaadir , Gudoomiyaha Degmada Boondheere iyo qeybaha kala duwan ee bulshada ku dhaqan Degmada

Warkung waliba nig haaye Mohamed Aadan Wadani 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here