Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Bulshada ku dhaqan Magaalada Baraawe ee Caasimada Koonfur Galbeed Soomaaliy ayaa waxaaa loo furey Tababar ku saabsan xeer nidaamyada dhulalka Magaalooyinka oo ay wado wasaarada Howlaha guud iyo guryerynta KGS
Gudoomiyaha Degmada Baraawe Cumar Sheekh Cabdi Shafaana ayaa furey Tababarka waxaana uu sheegey in dadka Degmada ay muhiim u tahay in la baro sharciga Dhulalka Magaalooyinka
Warkung waliba nig haaye Mohamed Aadan Wadani