Kulan Looga hadlayay Amniga Oo ka dhacay Magaalada Xudur.

0
80

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Maamulka Gobolka Bakool iyo kan Degmada Xudur ayaa kulan loooga hadlayay Amniga la qaatay Saraakiisha Ciidamada Kala Duwan Ee Gobolka Bakool Iyo Wariyaasha Ka Shaqeeya Magaalada.

Kulanka ayaa Daarnaa Xaqiijinta Nabadgalyada Magaalada Xudur Islamarkaana Laga soo Saarey Awaamiir Adag Oo Kusaabsan U Hogaansaminta Dowladnimada Iyo La Shaqeeynta dowlada koonfurgalbeed somaliya.

Warkung waliba nig haaye Abdyraamang Yuusuf Hasyng 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here