Tababar Lagu Baranayo Ilaalinta Xuquuqda Caruurta Oo Baydhabo Ka Furmay.

0
57

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Wasaaradaha Cadaalada DFS iyo tan KGS ayaa soo qaban qaabiyey Tababar lagu baranaayey Xuquuqda Caruurta oo loo qabtey xeer ilaalayaal ka kala socdey Maxkamadaha , Ciidana Asluubta iyo Ururada ka shaqeeya Arimaha Caruurta Koonfur Galbeed Soomaaliya

Tababarkaan oo socon doono mudo labo maalmood ah ayaa waxaa furey masuuliyiin ka kala socotey Wasaaradaha Cadaalada DFS iyo KGS waxaana dadka ka qeybgalaya ay kula dardaarmeen in ay ka faaideystaan

Warkung waliba nig haaye Mohamed Aadan Wadani 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here