Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Kulankan oo ay soo qaban qaabisay Wasaaradda Hormarinta Reer Miyiga Koonfur Galbeed ayaa waxaa laaga hadlayey Warbixin ku saabsan Saameynta ay Leedahay Abaaraha Soo Noqnoqda ee Ay Sababeen Isbeddelka Cimilada ee ku Yeesheen Dhaqaalaha Miyiga ee Deeganada Koonfur-Galbeed.
Kulanka waxaa ka qeybgalay Xubno ka tirsan Golaha Wasiirada, Xildhibaano, Gudoomiyaha Degmada Baydhabo, Ururada Bulshada Qeybahooda kala duwan iyo Masuuliyiin kale.
Warkung waliba nig haaye Abdyraamang Mohamed Ahmed Oday