Xafiiska Gudoonka Waxbarashada Degmada Marka Oo la Dah-furey

0
48

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Wasiirka Wasaaradda Waxbarashadda Dowladda KG oo ay wehlinayaan qaar ka mid ah Xildhibaan Barlamaanka Soomaaliya iyo Maamulka Degmada Xariga ka jarey Xafiiska Gudoonka Waxbarashada Degmada Marka ee Gobolka Shabeelaha Hoose.

Xafiiskan ayaa ah mid ay bahda Waxbarashada, Ardayda iyo Waalidiinta Degmada Marka ka heli doonaan dhamaan adeegyada ay uga baahan yihiin Wasaarada Waxbarashada KG

Warkung waliba nig haayte Mariing Maaling Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here