Dhismaha Wado Laami ah Oo laga dhagax dhigey Degmada Garoowe

0
17

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Wadadan la dhagax dhigey oo dhererkeedu yahay 630m ayaa isku xirta Wadada weyn ee Garoowe iyo Buundada labaad ee magaalada, waxayna hormartaa Jaamacadda Bariga Africa, waxeyna Wadadaani ay tahay mid muhim u ah isu socodka magaalada .

Guddoomiyaha degmada Garoowe oo ay weheliyaan Masuuliyiinta Wasaaradaha Arrimaha Gudaha iyo Howlaha Guud ayaa si wada jir ah u dhaggax dhigay Wadada Jaamacadda Bariga Africa.

Warkung waliba nig haayte Mariing Maaling Abshir 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here