Shirka Madasha Gudoomiyaasha Dagmooyinka Galmudug Oo Gaalkacyo ka Furmey.

0
14

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Shirkan oo ay soo Agaasintey Wasaarada Arimaha Gudaha Maamulka Galmudug ayaa waxaa Goobjoog ahaa dhaaman Maamulada Dagmooyinka Iyadoo loogu tashanayo mashaariicda hor tabinta leh ee ka socda Galmudug iyo Caqabadaha taagan sidii looga Gudbi karo iyo Dowlad Wanaaga

Furitaanka Shirka ayaa waxaa ka qeyb galay Wasiirka Wasaaradda Arimaha Gudaha Dowladda Galmudug Cabdi Maxamed jaamac Cabdi waxaana halkaasi laga soo jeediyey Howlaha ay Maamulada Bulshada u hayaan iyo baahiyaadkooda ee u baahan laga garab siiyo

Warkung waliba nig haaye Abdyqaadir Mohamed nor War, ady 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here