Shirkado ka shaqeynaya diaarinta Shubka dhismiyaasha Oo laga Dad-furey Magaalada Berbera

0
7

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Shirkadaha Kaabsan Group ee laga dah-furey Magaalada Berbera ayaa waxay ka shaqeyn doontaa Samenyta shubka diyaarsan iyo dhismahiyaasha kaas ee loo yaqaano Batching Plan oo ah qaab si Casri ah loo diyaarinayao Shubka Guriyaha iyo Dhismiyaasha kale dadka waxa dhisanaya ka caawin doonta in ay si fudud oo dhaqsi ku dhameystaan dhismahooda

Munaasabada lagu Dah-furaayey Shirkadahan ayaa waxaa Goobjoog ahaa Maamulka Gobolka Saaxil kan Degmada Berbera Madaxda Shirkada Ganacsato iyo qeybaha kala duwan ee Bulshada Magaalada iyagoo bogaadiyey hirgelinta shirkadan

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mohamed nor War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here